Ma jeceshahay inaad korodhsato aqoontaada diineed?

Waxaan halkan idiin haynaa:                 
1-Tafsiirkii Sh.Cumar Faaruuq oo dhan
2-Qiraa'adii Abii Camr Sh.C/rashiid Sh.C. Suufi
3-Usuulu Thalaathah Sh. Cusmaan X. Madad.            
4-Cilmi-Tajwiid(Hadaayatul mustafiid)
5-Riyaadus-Saalixiin Shariif Cabdi Nuur

6-Riyaadus-Saalixiin Sh.Yuusuf Aadam

7-Siirada Nabiga(scw) Sh. Yuusuf Aadam

8-Muslim Children Songs in English
Intaa kor xusan waxaad helaysaa iyagoo 

ku duuban laba CD oo kaliya iyo iyagoo kala baxsan. 

CD-yadan Waxaad ku dhagaysan kartaa :-

1-Walkman/Stereo gaar ahaan MP3 CD Player 8Kbps
2-Computer leh Win98/2000/XP & Sound System

Fadlan lasoo xidhiidh Xarunta hiddaha iyo dhaqanka

Soomaaliyeed(Somali Resource & Heritage Center) at

1719 Bank St. Suite 301

Ottawa On, Canada

 K1V 7Z4

Tel: 613-733-1463

alamagan@filajnet.com